Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Taliyihii Ciidanka Kumaandooska DANAB oo xilkii laga xayuubiyay, mid cusubna la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyihii guutada 16aad ee kumandooska Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin, ayaa xilkii laga qaaday kaasi oo la sheegay in muddo bil ka badan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta ka qeybgalay kulan loogu ducaynayay Shuhaddadii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qayb galay kulan duco ah oo lagu xusayay Shuhadadii ku...
Somaliland oo si kulul uga hadashay Kufsiga iyo dilkii ka dhacay...
Burco (Halqaran.com) – Iyadoo 11-kii bishaan Oktoobar, Hooyo saddex carruur leh oo lagu Magacaabi jiray Ugbaad Cali Cabdullaahi kufsi iyo dil loogu geystay magaalada...
NISA ”Waxaanu qabanay Kiimiko loo waday Al-Shabaab iyo Dadkii waday”
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa Arbacadii maanta shaacisay inay gacanta ku dhigtay Kiimiko loo waday Ururka Al-Shabaab...
Bangiga Adduunka oo ansixiyay 12 bilyan doollar ah oo loogu talagalay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Bangiga Adduunka ayaa Talaadadii shalay ku dhawaaqay in Golaha Sare ee Agaasimayaasha Fulintu ay ansixiyeen US $ 12 bilyan oo loogu...
SPORTS: Cristiano Ronaldo oo laga helay Cudurka Karoona Fayras (Covid-19)
SPORTS (Halqaran.com) - Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa la xaqiijiyay in laga helay Cudurka Karoona Fayras (Covid-19), xilli uu ku suganyahay waajibaadka...







