Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay ehellada iyo qaraabada Marxuum Cali Khaliif...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehellada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka...
Madaxweyne wax ka baddalay magaciisa (Ogow Sababta!)
Uganda (Halqaran.com) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa si rasmi ah u wax uga baddalay magacyadiisa si uu ugu daro magac loo bixiyay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu wadahal miro dhal ah la qaatay...
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay maalinta Calanka Soomaaliyeed, kuna baaqay ….
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle naxariis...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo ka qeybgalay Shir muhiim ah oo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Fiqi...
WHO oo shaacisay qaab fudud oo looga guuleysan karo Cudurka COVID-19
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa Isniintii maanta shaacisay in cudurka Safmarka ah ee COVID-19, si dhaqso leh looga gudbi karo...







