Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Cali Khaliif Galeyr oo geeriyooday &...
Jig-jiga (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii kumeel gaarka Prof. Cali Maxamed Khaliif Galeyr ayaa Khamiistii maanta ku geeriyooday magaalada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta la kulmay Safiiro ka kala socday…
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirrada dalalka Nordic u jooga Soomaaliya, isaga oo...
Al-Shabaab oo sii daysay dhakhaatiir u dhashay Cuba oo ay Afduub...
Mandhera (Halqaran.com) – Labo dhakhtar oo u dhashay dalka Cuba oo Al-Shabaab ay ka soo afduubteen magaalada Mandhera ee dalka Kenya 12-kii bishii April...
DHAGEYSO: Xaliimo Yareey oo shaaca ka qaaday warar la hadal hayay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in dad badan is-weedyiinayay maadaama doorasho la galaayo Guddigooda Shaqada...
Xisbiga Wadajir oo Walaac ka muujiyay hanaanka maamul dhisida Hirshabelle
Muqdisho (Halqaran.com) - Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka kajira, hoggaamiyahana ka yahay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa warsaxaafadeed ka soo...
Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray Baydhabo (Ogow Ujeedkooda)
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan...







