Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Amiirka dalka Kuweyt, gaarsiiyayna Dhambaalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka Kuweyt Sheekh Nawaaf Al-Axmed...
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagaren’ oo magacaabis cusub sameeyay
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa uu taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta K/Galbeed...
Madaxweynaha Jabuuti ‘Geelle’ oo qaabilay RW hore Xasan Cali Kheyre
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Isniintii maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali...
DHAGEYSO: Hargeysa oo lagu qabtay dad faafinayay Diinta Kirishtaanka & Booliska...
Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya, in ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen laba ruux oo ay sheegeen...
Qaar ka ka mid ah waddooyinka Muqdisho ee laga qaaday dhagxaatii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay dhagxaantii ay horay ugu jartay ka qaaday qaar kamid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho, hayeeshee wararka...
DHAGEYSO: Xasan Sheekh Maxamuud oo dowladda Madaxweyne Farmaajo ku tilmaamay mid...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qorshihii dowladda Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in dalka ay ka...







