Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay munaasabadda heshiis nabadeedka Suudaan +(SAWIRRO)
Jubba (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey munaasabadda Dhaqan-gelinta Heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya Dowladda Suudaan iyo...
DAAWO VIDEO: RW Rooble oo soo saaray farriinta iyo dhaqan-gelinta heshiiskii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Sabtida maanta soo saaray qoraalka faafinta iyo dhaqangalinta heshiiskii siyaasadeed...
Madaxweynaha JF Soomaaliya ‘Farmaajo’ oo gaaray magaalada Jubba ee Koonfurta Sudan...
Jubba (Halqaran) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Sudan ayaa gaaray magaalada Jubba...
Madaxweynaha Puntland oo kulamo siyaasadeed ka wada Nairobi & Axmed Madoobe...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulamo siyaasadeed waxaa uu ka bilaabay Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya, halkaasi...
Meydka nin la dilay oo la soo dhigay waddada Soddonka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) – Meydka qof rag ah ayaa Sabtida Saaka ah lagu arkay qeybo ka mid ah waddada Soddonka, gaar ahaan inta u dhaxeysa...
R/Wasaare Rooble oo qorsheynaya inuu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirrada cusub &...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso warbaahinta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed xuseen Rooble uu qorsheeyay in uu...







