Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Al-Shabaab: Askar ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa isa-soo dhiibay
J/Hoose (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in uu isku soo dhiibay askari ka tirsanaa Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland, islamarkaana uu ka...
AKHRISO: Jadwalka Doorashada 2020/2021 oo la shaaciyay & goobaha lagu dooranayo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa la soo saaray Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal, kuwaasoo isugu jira dhismaha Guddiyada kala duwan...
Guddoomiyaha Aqalka sare ‘Cabdi Xaashi’ oo magacaabay guddi diyaarinaya hannaanka doorashada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa Magacaabay Guddi Doorasho oo la socda Doorashada xubnaha Xildhibaanada ah ee Goballada waqooyi ka soo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay xarumo laga hirgelinayo Degmada Dharkeenley
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Waaxda Kaawa Godeey ee...
Maxkamadda Ciidamada oo Dil ku xukuntay Askari kufsaday gabar 4 sano...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar jir...
Duqeyn ka dhacday deegaanno ka tirsan gobolka Gedo & Wararkii ugu..
Gedo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanno hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ay halkaasi...







