Monday, June 22, 2026
25.2 C
Mogadishu

R/Wasaare Rooble oo qorsheynaya inuu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirrada cusub & Wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso warbaahinta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed xuseen Rooble uu qorsheeyay in uu ku dhawaaqo liiska golaha Wasiirrada cusub, sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah.

Wararka qaar ayaa sheegaya in wasiirrada cusub ay u badan yihiin xukumadii hore ee Xasan Cali Kheyre.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa maalmihii la soo dhaafay waday wadatashiyo uu la qadanayay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Liiska golaha wasiirrada ayaa waxaa kaa soo dhex muuqan doona wasiirrada hore iyo kuwa cusub, waxaana qorshuhu ku dhawaaqida yahay 48 saac ee socota.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...