Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
GALMUDUG oo taageero waydiisatay Mareykanka
Muqdisho (Halqaran.com) - Axmed Macalin Fiqi, wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug, oo uu wehlinayay Wasiirka Qorsheynta maamulkaas ayaa Xarunta Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho waxaa...
Shirka Banbaxa ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimo xasaasi oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, daynta...
Kumaandooska Soomaaliya oo howlgal ku dilay sarkaal sare oo ka tirsan...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka sida gaarka ah u tababaran kumaandooska Soomaaliya ay ka fuliyeen degmada Sablaale ee gobolka Shabeelada...
Muxuu isku casilay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Waare?
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynihii dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii madaxtinimada ee Maamulka Hirshabeelle.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska...
Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Somaliya oo war ka soo saartay Doorashooyinka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadashay howlaha doorashooyinka ee ka socda deegaannada Hirshabeelle.
War qoraal...
Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan & Wararkii ugu...
Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Jalalaqsi,...







