Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: Guddiga Doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle oo la shaaciyay
Jowhar (Halqaran.com) – Iyadoo Sabtida maanta ah xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle lagu dhaariyay magaalada Jowhar ayaa hadane lagu dhawaaqay guddiga qaban qaabada...
Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Johannesburg (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in kooxo burcad Afrikaan ah ay weerar ku qaadeen goobo ganacsi oo...
Xildhibaannada Hirshabeelle oo la dhaariyay & guddoomiye KMG ah oo la...
Jowhar (Halqaran.com) – Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay xilka loo magacaabay, kadib Munaasabad ka dhacday...
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inay dhibaatada la qeybsanayaan dowladda Turkiga
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Twitter-ka ayaa ka hadlay...
Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta la dhaarinayo
Jowhar (Halqaran.com) – Waxaa Sabtida maanta ah lagu wadaa in magaalada Jowhar lagu qabto munaasabad lagu dhaarinayo xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle ee dhawaan...
Madaxweyne Donald Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Xildhibaan Ilhaan...
Washington (Halqaran.com) – Madaxweyne Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaanada Congareeska Mareykanka ka dib...







