Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Akhriso: Madaxweyne Waare oo magacaabay gudiga Doorashada Dad-ban ee Hirshabeelle
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Siddeeda Xubnood ee Guddiga Doorashada Dad-ban ee dowlad goboleedyada Hirshabelle.
Siddeeda xubnood ayaa...
Ciidanka DF Somaliya iyo Kuwa Galmudug oo ku raad-jooga maleeshiyaad dil...
Mudug (Halqaran.com) – Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan ee maamulka Galmudug oo ay wehliyaan ciidamo kala duwan oo qaabilsan amniga guud ee deegaannada Galmudug...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliland oo sheegay sababta ay u joojiyeen wada shaqeyntii...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku eedeeyay hay`adda Qaramada Midoobay inay ka amar qaataan DF Soomaaliya, islamarkaana ay ku...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya oo gaaray Cadaado
Cadaado (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Maxamed Xasan (Xijaar) iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa Arbacadii maanta...
Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) – Wafdi ka socda dowaldda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka...
DAAWO VIDEO: Bannaanbax looga soo horjeedo Faransiiska oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho ka bilawday bannaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo...







