Jowhar (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Siddeeda Xubnood ee Guddiga Doorashada Dad-ban ee dowlad goboleedyada Hirshabelle.
Siddeeda xubnood ayaa waxaa wehlin doona Saddex Xubnood oo ka imaan doona Federaalka.
Guddigaan ayaa wareegtada Madaxweynaha Hirshabeelle lagu Magacaabay Guddoomiye, Ku-xigeen iyo Xogheyn ay iska dhex doortaan marka la soo gudbiyo liiskooda oo haddana waxaa lagu magacaabay Wareegto.
Haddaba halka hoose ka akhriso Guddiga la magacaabay:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com






