Doorashooyinka
Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka.
Kulanka ayaa waxa uu...
Madaxweyne Farmaajo oo boggaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha Doorashooyinka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxwaynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo...
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay doorashada, guddiyada & marxaladda uu marayo...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobolkeedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Axadda maanta ah qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira...
Nuxurka Khudbadda Ra’iisul Wasaare Rooble ka jeediyay Golaha Ammaanka
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Golaha Ammaanka, ayaa sheegay in howlaha doorashooyinku marayaan meel wanaagsan, guddiyadii...
Akhriso: Madaxweyne Waare oo magacaabay gudiga Doorashada Dad-ban ee Hirshabeelle
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Siddeeda Xubnood ee Guddiga Doorashada Dad-ban ee dowlad goboleedyada Hirshabelle.
Siddeeda xubnood ayaa...
Madaxda Puntland & Jubbaland oo soo gudbiyay xubnaha ku matalaya gudiga...
Garoowe (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada Puntland, iyo Jubbaland ayaa si rasmi ah u soo gudbiyay liiska Afar xubnood oo Puntland ku matalaya Xubnaha Guddiga...









