Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay R/wasaarihii hore Somaliya Maxamed Cumar...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday inuu aqbalay codsi uu u soo gudbiyay Maxamed Cumar Carte Qaalib...
Carro ka dhalatay hadal uu Madaxweynaha Faransiiska ‘Macron’ ugu gefay Islaamka
Doxa (Halqaran.com) - Dunida Islaamka ayaa waxaa sare uga sii kacaya baaqyo ku aadan in la qaadaco badeecadaha Faransiiska kadib markii madaxweyne Emmanuel Macron...
Ragii fuliyay weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe oo xukun adag...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah waxa ay xukun ku riday rag loo heysto Weerar loo adeegsaday...
Xaliimo Yareey oo eedeyn kulul u jeediyay dowlad goboleedyada dalka (Maxaa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) ayaa ku eedeeysay Madaxda Dowlad goboleedyada inay ku xad gudbeen...
Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegtay deegaanno ka tirsan Gobolka Sanaag
Sanaag (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay sheegtay inay awood maamul ku yeesheen deegaano ka tirsan gobolka Sanaag, islamarkaana xubno ka tirsan...
Madaxweyne Deni oo war ka soo saaray heshiiskii Puntland iyo DP...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Axadda maanta furay kal-fadhiga 47aad ee golaha Wakiiladda Puntland ayaa soo hadal qaaday...







