Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ra’iisul Wasaare Rooble “Waa in xilalka aad la wareegtaan si looga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada...
Madaxweyne Farmaajo oo isbaddel ku sameeyay taliska Ciidanka Xoogga Dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isbeddal ku sameeyay taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed gaar ahaan taliye ku xigeenka...
RW Roobe oo uga mahadceliyay Xildhibaannada Ansixinta Golaha Wasiirrada & Qorshaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa xusay...
Maqaal – Khayre oo Taageero ka Raadinaya Kenya iyo Norway
Tartanka u dhexeeya madaxwaynaha Maraykanka, Donald Trump iyo musharax Joe Biden waxaa midba midka kale ku eedeeya oo ku dhaleeceeya inuu xiriir ganacsi iyo...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo sheegay inay dileen Lix xubnood oo ka...
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga dagmooyinka Balcad iyo Afgooye oo...
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Wasiirrada
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay ra’iisal wasaaraha...







