Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
K/Galbeed oo ku dhawaaqday howlgallo lagu furayo waddooyin u go’doonsan Al-Shabaab
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Isaag Cali Subag ayaa Arbacadii maanta Shir gudoomiyey Shirka Golaha Amniga, kaas oo...
Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay sharci lagu dhisayo ciidamo u gaar ah...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo Arbacadii maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay cod aqlabiyad...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo si weyn u taageeray go’aanka Suudaan looga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf Bin Axmed Al-Cuthaymiin ayaa soo dhoweeyay hadalkii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ku...
Muxuu kala hadlay Madaxweyne Farmaajo xubnaha golaha wasiirrada cusub uu la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Golaha Wasiirrada cusub ee uu Xalay ku dhawaaqay ra’iisul wasaare...
Somaliland oo Dadka Koonfurta Somaliya ka mamnuucday inay deegaannadooda u yimaadaan…
Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumadda Somaliland ayaa mamnuucday in Dad Soomaaliya ka socda Somaliland u tagaan ka qayb galka Siminaarada, kulamada iyo shirarka.
Somaliland ayaa sidoo...
Madaxweyne Trump oo ka dhawaajiyay inuu Suudaan Xayiraadda ka qaadi...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweyne Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday inuu damacsan yahay inuu ka qaado dowladda Suudaan xayiraada saaran iyo in uu ka saaro...







