Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo Codsi u diray Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad...
Akhriso: Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada cusub
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub ee Soomaaliya.
Golaha Wasiirada ayaa...
DHAGEYSO: Guddiga Iskaashatada Gaadiidleyda gobolka Banaadir oo la kala diray (Ogow...
Muqdisho (Halqaran.com) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa wareegto uu Isniinti maanta ah soo saaray waxa uu ku kala diray guddiga iskaashatooyinka gaadiidlayda gobolka Banaadir,...
Fanaanadii caanka aheyd ‘Saynab Xaaji Cali Baxsan’ oo Muqdisho ku geeriyootay
Muqdisho (Halqaran.com) – Allaha u naxariistee waxaa Isniinta maanta ah magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadii caanka aheyd Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid ahayd...
Gabar dhallinyaro ah oo laga afduubtay Muqdisho oo lagu qabtay Guriceel...
Guriceel (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in ciidamada booliska magaalada ay qabteen gabar dhallinyaro ah oo laga...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan...
Buulaburde (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Isniintii maanta howlgallo ka dhan maleeshiyaadka Ururkja Al-Shabaab ka billaabay waddada u dhaxeeysa degmooyinka Buulabarde iyo Jalalaqsi halkaas...







