Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxda Puntland & Jubbaland oo soo gudbiyay xubnaha ku matalaya gudiga...
Garoowe (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada Puntland, iyo Jubbaland ayaa si rasmi ah u soo gudbiyay liiska Afar xubnood oo Puntland ku matalaya Xubnaha Guddiga...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka magacaaban ‘Mahdi’ oo la kulmay Madaxweynaha dalka Uganda...
Uganda (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Marwada kowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa kulan...
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo beeniyay warar been abuur ah oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay soo if baxeen warar been abuur ah oo lagu faafiyey baraha bulshada qaar, kuwaas oo...
XOG CUSUB: Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo shaaciyay sababta uu dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi bixiyay ayaa waxaa uu kaga hadlay waxa ka hor istaagay inuu...
Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay taliye cusub
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Laftaagreen...
JABUUTI oo markale xirtay Xudduudaheeda, kaddib markii…
Jabuuti (Halqaran.com) - Jamhuuriyadda dalka Jabuuti ayaa mar kale xirtay xudduudaheeda, kaddib markii uu soo laba kacleeyey cudurka safmareenka ee Coronavirus (Covid-19) oo maalmihii la...







