Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo shaacisay xiliga lagu dhawaqayo guddiga Doorashooyinka
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale ka hadashay in weli dowlad goboleedyada qaar soo gudbin Xubnaha ku matalaya Guddiyada heer...
Ayax tira badan oo ku habsaday deegaano ka tirsan Sh/Dhexe
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Iyadoo maalmihii la soo dhaafay lagu arkay deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe Ayax farabadan ayaa baabi’iyay dalagyo farabadan oo tacbanaa.
Meelaha...
Dhul-gariir dhimasho & dhaawac sababay oo ka dhacay Turkiga
Izmir (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 6 ruux ayaa geeriyootay 200 oo qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii dhul gaririir cabirkiisu...
Faah-faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta qarax lagula eegtay duleedka Magaalada Dhuusamareeb Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Wararka...
Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu Ansixiyay Miisaaniyadda 2021
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb ka...
France: Weerar toorey loo adeegsaday oo lagu dilay 3 ruux
Sawirka kore waa halka uu ka dhacay weerarka mindida (Photo Credit by Valery HACHE / AFP)
Nice (Halqaran.com) - Booliska dalka Faransiiska ayaa sheegay in...







