Saturday, April 18, 2026
27.9 C
Mogadishu

AKHRISO: Guddiga Doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle oo la shaaciyay

Jowhar (Halqaran.com) – Iyadoo Sabtida maanta ah xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle lagu dhaariyay magaalada Jowhar ayaa hadane lagu dhawaaqay guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka Baarlamaanka ee maamulkaasi.

Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Xildhibaan Maxamuud Siyaad Barqadle ayaa magacaabay guddi ka kooban Sagaal xubnood.

Xildhibaan Yuusuf Sheekh Xasan Macalin Jeelle ayaana loo magacaabay Guddoomiyaha guddiga doorashada Guddoonka 2-aad ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Guddigan ayaa waxay shaqadoodu tahay ka shaqeynta sidii loo qaba lahaa doorashada guddoonka cusub ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.

Haddaba halka hoose ka akhriso magacyada guddiga:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...