Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo kulan xasaasi ah la yeeshay Cali Guudlaawe
Jowhar (Halqaran.com) - Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Hirshabeelle oo ay wehliyaan labadiisa ku-xigeen ee Siraaji Shekh Isaaq Cabdulle...
Dagaal ka socda deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud
Galgaduud (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in tuulooyin hoostaga deegaanka Bulacle oo ka tirsan gobolkaasi uu dagaal xooggan ku dhexmaray...
Uganda oo 2,100 Askari oo ka tirsanaa AMISOM kala baxday Somaliya
Uganda (Halqaran.com) - Kooxda 27-aad ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo qeybta lixaad ee Uganda ee Unugga Ilaalada ee Soomaaliya ayaa si...
Joe Biden oo ku hoggaaminaya Codadka gobol siin kara guusha madaxtnimada...
Washington (Halqaran.com) – Waxaa daqiiqadihii la soo dhaafay, musharrax Joe Biden ku hormaray codadka laga tiriyay gobolka Pennsylvania, wuxuuna boqolaal cod ku hoggaaminaya Donald...
Shirkii Banbixii Golaha Wasiirrada Somaliya oo la soo gabagabeeyay +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Nofeembar 2020 soo gabagaboobay banbax howlleed ay yeesheen Golaha Wasiirrada oo soconayey muddo saddex maalmood...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Garoonka Aadan Cadde +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Ujeedka...







