Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Cape Town (Halqaran.com) - Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe xalay dilkaasi ku dilay muwaadin Soomaaliyeed, oo howlo ganacsi halkaasi u tagay.
Muwaadinka Soomaaliyeed...
Madasha Xisbiyada Qaran oo war cusub ka soo saaray Guddiyada Doorashooyinka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayna ku midoobeen ilaa lix Xisbi Siyaasadeed ayaa...
Madaxweynaha JFS Farmaajo oo u hambalyeey Madaxweynaha cusub ee Mareykanka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Joe Biden iyo...
BREAKING NEWS: Joe Biden oo noqday Madaxweynaha 46-aad ee Mareykanka
Washington (Halqaran.com) – Joe Biden ayaa goor-dhow lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay tartankii doorashada Madaxtnimada dalka Mareykanka ee kala dhaxeeyay Donald Trump.
Joe Biden ayaa...
Wasiirka Dastuurka DF Somaliya oo gaaray Baydhabo +(Ujeedka)
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Sabtidii maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Goboka Baay.
Wasiirka...
Mareykanka oo markii 3-aad qirtay in uu dad shacab ah ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa markii Saddexaad qirtay khasaaro dad rayid ah kasoo gaaray duqeymaha...







