Sunday, August 2, 2026
24.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Safiirka Talyaaniga ee Somaliya oo gaaray Hobyo & Wasiirka Dekadaha ee...

Hobyo (Halqaran.com) – Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Dekadaha maamulka Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo, isagoona halkaasi weyn loogu soo dhaweeyay. Wafdiga...
Ahmed Mohamed

Xildhibaanno si deg-deg ah u dalbaday in jawaab laga bixiyo dadkii...

Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Waxaa weli isa soo taraya dadka sida aadka ah uga hadlaya dhacdadii lagu dilay Hooyo iyo laba Carruur ah oo ay...
Editor

DAAWO VIDEO: Mahdi Guuleed ”Madaxweyne Farmaajo waa astaan Qaran, Cabdi Xaashi-na...

Muqdisho (Halqaran.com) – Khilaafka dhinaca sharciga ah ee u dhaxeeya xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sii...
Ahmed Mohamed

Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo dalka dib ugu soo noqday

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Axaddii maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka,...
Ahmed Mohamed

Shiinaha oo ka qeyb-qaadanaya qorshe ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Shiinaha ayaa la sheegay inay dhawaan ku daabuli doonto dalalka Itoobiya iyo Jabuuti qandaraasleyaal ka shaqeynaya dhanka amniga si looga hortago...
Ahmed Mohamed

Prof. Dufle oo ka hadlay Qaraxii uu ka badbaaday

Muqdisho (Halqaran.com) - Senator Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka tirsan Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qarax uu ka badbaaday oo...