Monday, July 27, 2026
26.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Axmed Madoobe oo Galabta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho.

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loo...
Duuliye

Wasiirka amniga oo si kulull uga hadlay is hor-taag lagu sameeyay...

Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka amniga  Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaaciyay inay soo gaartay Cabasho ah in Ciidanka Booliska ay dhibaato u geysteen mas’uuliyiin iyo dad shacab...
Duuliye

Maxay ku heshiiyeen XFS, Midowga Afrika & AMISOM?(Wax badan ka ogow)

Muqdisho(Halqaran.com) –Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay Shir wadatashi ah oo ay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kula yeelatay Guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM.   War...
Duuliye

Midowga Musharrixiinta oo dalbaday in Farmaajo deg deg uga guuro...

Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay kaga hadlayaan arrimaha siyaasadda dalka gaar ahaan xaaladaha hadda uu marunku ka taagan yahay ee...
Duuliye

Shariif Sheekh Axmed Farmaajo waa in uu caqabada ka daayaa...

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka, isaga oo...
Duuliye

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xilallka u kala badalay labo Wasiir.

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilalka u kala bedelay laba kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya. Wareegto uu soo saaray...