Monday, July 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Midowga Musharrixiinta oo dalbaday in Farmaajo deg deg uga guuro Villa Somalia.

Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay kaga hadlayaan arrimaha siyaasadda dalka gaar ahaan xaaladaha hadda uu marunku ka taagan yahay ee Doorashada dalka.

War-saxaafadeedka ayaa farmaajo looga dalbaday in uu Villada banneeyo, sidoo kalena waxaa ay cambaareeyeen isku daygii Afgambi ee shalay Ciidan ka amar qaata farmaajo ay kula wareegeen Xafiiska Rooble.

 

“Goluhu wuxuu ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed in ay difaacaan dastuurka, iyo dawladnimada, garabna siiyaan Ray’salwasaaraha, kana hortagaan isku day kasta oo lagu duminaayo hay’adaha dastuuriga ee dalka.,

 

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeed ka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...