Sunday, July 26, 2026
26.6 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Xabad joojin la dhaxdhigay maleeshiyaad ku dagaalamay deegaanka Saax-meygaag oo...

Saax-meygaag(Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag ee Gobolka Sool, ayaa dadaal ku...
Duuliye

Guddigii Gurmadka Abaaraha oo bilaabay qeybinta lacagaha Gargaarka.

Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed ee Dowladdu ugu talo gashay...
Duuliye

Wasiir Duraan oo beeniyay in la wareejiyay Maamulka hawadda Soomaaliya.

Muqdisho(Halqaran.com) –Maanta waxaa baraha Bulshada qabsaday  warar sheegaya in Maamulka hawada dalka lagu wareejiyay Shirkad gaar loo leeyahay, taas oo fadhigeedu yahay Mareykanka, hayeeshee...
Duuliye

Xubnaha Midowga Musharrixiinta Oo Dalbaday in talladooda la qaato (Maxay Tahay...

Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Midowga Musharixiinta ayaa Soosaaray  tallooyin ku aaddan doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuraastii horay loo doortay in dhamaan dib loogu laabto,waxaana sidoo kale...
Duuliye

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lakulmay Wakiilada Beeshe Caalamka (Maxay kawada hadleen?)

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuimadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Xubnaha kale ee Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kulan la yeeshay wakiillada...
Duuliye

Xubna ka socday Mucaaradka oo Ku biiray Shirka Golaha Wadatashiga...

Muqdisho(Halqaran.com) – Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Xubna  ka socda Midowga...