Monday, July 27, 2026
26.7 C
Mogadishu

Xubna ka socday Mucaaradka oo Ku biiray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.

Muqdisho(Halqaran.com) – Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Xubna  ka socda Midowga Musharraxiinta.

Shirka oo shalay furmay ayaa diirada lagu saarayaa arrimo ay kamid yihiin, amniga iyo dardargelinta doorashooyinka, daahfurnaanta iyo jaangoynta xilliga la soo gabagabeynayo doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

 

 

Golaha iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka wada hadlay dardargalinta howlaha doorashooyinka, dhinaca kale goloha ayaa ka dhageystay talooyin ku aaddan hufnaanta doorashada.

 

Dhinaca kale waxaa lagu wada in Madasha Wadatashiga Qaran ay la kulmaan Xubno matalaya Bulshada Rayidka iyo Haweenka.

 

ugu danbeyn Waxaa lagu wadaa in shirkaan la soo gababa gabeeyo maalinta barri ah asiga oo laga soo saari doona Warmurtiyeed kaas oo jiheen doona doorashada oo dib u dhac ku yimd.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...