Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Somaliland oo Digniin culus u dirtay DF Soomaaliya, kaddib markii…
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi, oo Shir guddoominayay fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland, kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ...
Mareykanka oo cunaqabateyn culus ugu hanjabay Ruushka (Maxaa cusub)?
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu u badinayo Ruushka inuu weerari doono Ukraine, balse wuxuu ka digay inuu Mareykanka uu...
DHAGEYSO WAREYSI: Kenya oo kaarar aqoonsi ah siineysa qaxootiga ku jira...
Nairobi (Halqaran.com) - Hay'adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa soo dhoweysay tallaabo ay dawladda Kenya kaararka aqoonsiga ku siinayo kumannaan qof oo u...
Madaxweynaha Tunuusiya oo go’aan deg-deg ah ka soo saaray Xaaladda dalkaasi
Tunisa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dalka Tuniisiya ayaa go’aansaday in muddo bil ah oo dheeraad ah lagu kordhiyo xaaladda deg-degga ah ee dalkaas saarneyd, iyadoo...
Baasaboor Soomaaliga oo horumar ka sameeyay liiska caalamka (Maxaa cusub?)
Muqdisho (Halqaran.com) - Sanadkan 2022-ka, darajada baasaboorrada adduunka ayaa u muuqda inuu isbaddal ku dhacay marka la eego qeybaha ugu sarreeya.
Saameynta cudurka Covid-19 oo...
Booliska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay Qaraxii ka dhacay Maanta Muqdisho.
Muqdisho(Halqaran.com) – Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Wadada 21ka October ee Dagmada Waabari,...







