Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed Oo Shaaciyay Qabashada Doorashada 11 Kursi.
Baydhabo(Halqaran.com) –Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo Aqalka hoose ah kuwaas oo dhawaan la qaban...
Taliye Xijaar oo ciidanka Booliska ugu digay inay ku milmaan arrimaha...
Muqdisho(Halqaran.com) –Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta saraakiisha ciidanka kala hadlay in aysan ku milmin siyaasadda isla markaana...
Yaasiin Fareey “Mukhtaar Roobow In Aan Ku Been Abuurno Wax Nagu...
Muqdisho(Halqaran.com) –ku-simaha agaasimaha hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka ee NISA Gaashaanle Sare Yaasiin Farey ayaa beeniyay hadal ay ehellada Mukhtaar Rooboow ku sheegeen in warbixinta...
RW Rooble oo xilalkii u kala wareejiyay labo wasiir oo ka...
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey Wasiiradda Wasaaraddaha Gaashaandhigga Mudane Xasan Xuseen Xaaji iyo...
MW Saciid Cabdullahi Deni Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray...
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loo soo dhaweeyay.
Madaxweyne...
Maxkamada ciidamada xogga Dalka oo bilowday dhageysiga ragg loo haysto...
Muqdisho(Halqaran.com) –Maxkamadda Derajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka bilowday dhageysiga garmaqalka labo askari oo ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka...







