Sunday, July 26, 2026
26.6 C
Mogadishu

MW Saciid Cabdullahi Deni Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loo soo dhaweeyay.

 

Madaxweyne Dani ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Kaasi oo uu shaaciyey Ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble.

 

Saciid Deni iyo wafdigiisa ayaa waxaa soodhaweyntooda ka qayb qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo ay ka mid yihiin Wasiir ka tirsan Xukuumadda Rooble, oo ay qayb ka ahaayeen Wasiirada amniga iyo Gaashaandhigga.

 

Madaxweyne Deni ayaa kulamo la qaadan doono siyaasiyiinta mucaaradka iyo xubnaha Beesha caalamka.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...