Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay Arimha iskaashiga,labda dal.
Ankara (Halqaran.com) –Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada saddexaad ee Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika...
RW Rooble oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Dalka Jabuuti.
JABUUTI (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa Maanta kulan la qaatay Madaxweyna ha...
Maamulka Gobolka Banaadir oo howlgal ku burburiyay waxyaabaha Maanka dooriya.
Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamadda Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgal lagu burburiyey waxyaabaha Maanka dooriya sidda khamrigga iyo Xashiiska ka sameeyay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir.
Howlgalka oo...
Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey Danjirayaasha Masar iyo Norwey.
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey ay u soo magacaabeen Soomaaliya, Maxamed...
Dib u dhaca Doorashada waxaa masuul ka ah Golaha Wadatashiga qaranka.(Maxaa...
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal ayaa xaanshi uu soosaaray waxa uu ku dul istaagay Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad, muranka...
Maxkamadda ciidamada puntland oo War ka soosaartay Xaaladda Ka Taagan...
Garoowe(Halqaran.com) –Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee maamulka Puntland ayaa markii u horraysay war ka soo saartay Ilaalinta dhammaan Hantida hay’adda PSF.
Qoraal...







