Monday, November 23, 2026
27.9 C
Mogadishu

Axmed Madoobe oo Galabta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho.

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loo soo dhaweeyay.

 

Madaxwyane Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa Muqdisho u yimid ka Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.

 

Shirka ayaa waxaa horay u iclaamiyay Ras’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxaana muqdisho ku sugan dhammaan madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka,marka laga reebo madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen.

 

ugu dambeytii lama oga waqtiga rasmiga ah uu furmi doono shirka uu iclaamiyay R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...