Wednesday, May 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Qarax

Update: Faah-faahin iyo Khasaarihii ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qaraxyadii xoogganaa ee duhurnnimadii maanta ka dhacay xarunta wasaaradda Waxbarashada oo ku taalla agagaarka...

Wararkii ugu dambeeyay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax ismiidaamin oo Khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo Talaadadii maanta ka dhacay Afaafka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Baay

Diinsoor (Halqaran.com) - Qarax khasaare geystay ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, sida ay Halqaran.com u xaqiijiyeen goobjoogayaal. Wararka...
Ahmed Mohamed

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska oo ka badbaaday isku day dil...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha hoggaanka Caafimaadka ciidamada Booliska Soomaaliya Gen. Cali Xersi Barre Cali Gaab, ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala damacsanaa,...
Ahmed Mohamed

Qarax khasaare xooggan geystay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay Magaalada. Wararka ayaa sheegaya, in...
Weriye Ahmed Abdi

Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay weerarkii Jimcihii lagu qaaday...

Salmosi (Halqaran.com) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antnio Goterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerar lagu dilay 16 qof oo Jimcihii lagu qaaday...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay ciidamo uu hoggaaminayay Farxaan Qarxoole oo lagu qarxiyay...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaya Qarax miino oo xalay Deegaanka Siinka Dheer ee Duleedka magaaladda Muqdisho, kaasoo lala eegtay Ciidamo...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Faah-faahin cusub iyo mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ku dhintay...

Balcad (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa Qarax miino oo duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe lagula eegtay Masuuliyiin ka...