Wednesday, May 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Qarax

Update: Faah-faahin iyo Khasaarihii ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qaraxyadii xoogganaa ee duhurnnimadii maanta ka dhacay xarunta wasaaradda Waxbarashada oo ku taalla agagaarka...

Wararkii ugu dambeeyay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax ismiidaamin oo Khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo Talaadadii maanta ka dhacay Afaafka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Faah-faahin cusub oo ku saabsan ismiidaamintii lala eegtay Taliyaha ciidanka xoogga...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo lala eegtay Kolonyo galbinaysay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaasi oo ka...
Ahmed Mohamed

Ciidamo boolis ah oo lagu qarxiyay Muqdisho iyo Wararkii ugu dam..

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay dhabarka danbe ee safaarada Dowladda Qatar...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo war saxaafadeed deg-deg ah ka soo saartay qaraxii...

Muqdisho (Halqaran.com) - War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qarixii Maanta qabsaday gaari Hoomeey ahaa oo dad badan...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Qarax Khasaare xooggan geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Afgooye (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in qarax khasaare geystay oo ay ku dhinteen...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin: Gen. Cali Gaab oo ka badbaaday qarax lala beegsaday gaarigiisa

Muqdisho (Halqaran.com) – Taliyaha hoggaanka Caafimaadka ee ciidamada booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Cali Baare Xersi (Cali Gaab) ayaa maanta ka badbaaday, qarax miino oo gaarigiisa...