Wednesday, May 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Qarax

Update: Faah-faahin iyo Khasaarihii ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qaraxyadii xoogganaa ee duhurnnimadii maanta ka dhacay xarunta wasaaradda Waxbarashada oo ku taalla agagaarka...

Wararkii ugu dambeeyay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax ismiidaamin oo Khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo Talaadadii maanta ka dhacay Afaafka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha uu geystay qaraxii ka dhacay degmada Diinsoor...

Diinsoor (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax ay ku dhinteen dad...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Faah-faahin ku saabsan Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax nooca gawaarida lagu dhajiyo ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamar Jajab agagaarka Dakadda Muqdisho. Gaari noociisa uu...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE +DAAWO SAWIRO: Faah-faahin dheeraad oo ka soo baxeysa Qarax ka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay Carwadii hore ee Taleex ee Degmada Hodan, kaasi oo lala...
Weriye Ahmed Abdi

Goob Farxad oo isku badashay Musiibo: 63 ruux oo lagu laayay...

Kabul (Halqaran.com) - Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay goob uu ka socdey aroos fiidnimadii Sabtida, magaalada Kabul oo ahayd mid aad mashquul...
Weriye Ahmed Abdi

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Degmada Dayniile iyo mas’uul ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay Qaraxyo khasaare gaystay. Qaraxyada ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ciidamo ka tirsan Puntland oo bartamaha magaalada Boosaaso lagu qarxiyay

Boosaaso (Halqaran.com) – Qarax miino ayaa waxa uu maanta ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen Halqaran.com. Wararka...