Wednesday, May 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Qarax

Update: Faah-faahin iyo Khasaarihii ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qaraxyadii xoogganaa ee duhurnnimadii maanta ka dhacay xarunta wasaaradda Waxbarashada oo ku taalla agagaarka...

Wararkii ugu dambeeyay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax ismiidaamin oo Khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo Talaadadii maanta ka dhacay Afaafka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Qarax lala eegtay wasiir hore oo ka tirsanaa Puntland iyo Wararkii...

Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya, in halkaasi ka dhacay Qarax lala eegtay Wasiir hore oo...
Ahmed Mohamed

Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho & Faah-faahin ka soo baxaysa

Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xooggan ayaa goor dhow caawa ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay jugtiisa oo aad u xooganeyd guud ahaan...
Weriye Ahmed Abdi

”Maxaa cusleeyay natiijada baaritaanka in la soo bandhigi waayo?”.. waxa yiri…

Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Xasan C/qaadir Muudey ayaa si dareen leh kaga hadlay weerarkii ay dadka badani ku dhinteen ee 24-kii bishii July ka...
Ahmed Mohamed

AKHRI MAGACYADA: Dad cusub hor leh oo ku dhintay qaraxii galabta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dhawr qof oo kale ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qaraxii galabta ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, kuwaa...
Ahmed Mohamed

Weerar ismiidaamin ah oo Khasaare weyn geystay oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar ismiidaamin ahaa ayaa Arbacadii maanta waxa uu ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, iyadoo qaraxaasi laga maqlay qaybo badan oo...
Ahmed Mohamed

Turkiga oo si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho

Istanbul (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii qaraxa loo adeegsaday ee Isniintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar...