Friday, May 8, 2026
28.1 C
Mogadishu

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Somaliland ku eedeeyay inay falal bahalnimo ah ka geysatay Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war qoraal ah ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...

Shil gaari oo dhimasho sababay oo ka dhacay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) – Laba qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen, laba kalena ay ku dhawacmeen, kadib Shil gaari oo Talaadadii Maanta ka dhacay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada...

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga Madaxweynaha...
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Talaadadii maanta soo gaaray magaalada...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Garoowe +(SAWIRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniinta maanta ah si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada Puntland...
Editor

Alcohol trader sentenced to five years in Puntland

A Nugal Regional Court today sentenced a woman to five years in prison and fined her $2,000 for selling alcohol. The woman, Habibo Ali Osman,...
Ahmed Mohamed

Puntland oo Jawaab ka bixisay eedeyntii Mareykanka (Maxaa cusub)!

Garoowe (Halqaran.com) - Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in aanay caawin karin kuwa ka maqnaa Shirkii War-murtiyeedka laga soo saaray ee Magaalada...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo War culus ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb, Qaswadayaal ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa xalay qoraal kooban ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb 3, oo kala qaybsanaan ka dhex abuuray dhinacyada...