Puntland
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeelanaya Saciid Deni
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday Magalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa halkaasi ka billaabaya...
Madaxweynaha Puntland oo laamaha amniga ugu baaqay feejignaan, kaddib weerarkii…
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa walaac xoogan ka muuujiyay xaaladda Amni ee xilligaan Soomaaliya, isaga oo sheegay in...
SALAAD Roobdoon maanta laga tukaday magaalada Garoowe +SAWIRRO
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland, ayaa Isniinta maanta ah garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe kaga qeyb-galay Roobdoon Alle SWC lagaga baryaayey...
Puntland oo war ka soo saartay dagaalkii & diyaaradii laga celiyay...
Boosaaso (Halqaran.com) - Wasiirada Wasaaradda Amniga iyo Arrimaha gudaha ee dowlad Goboleedka Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan iyo Maxamed Cabdiraxmaan Dhamancad ayaa ka warbixiyay iska...
Garoowe: Shir Amniga ku saabsan oo go’aamo adag laga soo saaray
Garoowe (Halqaran.com) - Guddiga Amniga Gobolka Nugaal Iyo Gudiga Sare ee Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aamo adag ka soo saaray Amniga Caasimada Puntland...
Wararkii ugu dambeeyay & Daddaallo lagu raadinayo cidda R/Wasaaraha cusub noqoneysa
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Caasimadda Muqdisho ka socda daddaallada lagu raadinayo xilka ra’iisul wasaaraha cusub, waxaana Madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Xasan Sheekh...









