Friday, May 8, 2026
28.1 C
Mogadishu

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Somaliland ku eedeeyay inay falal bahalnimo ah ka geysatay Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war qoraal ah ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...

Shil gaari oo dhimasho sababay oo ka dhacay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) – Laba qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen, laba kalena ay ku dhawacmeen, kadib Shil gaari oo Talaadadii Maanta ka dhacay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay ka jawaabayaan weerarkii Xabsiga Boosaaso

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay weerarkii Xabsiga Dhexe ee Magaalada Boosaaso iyo howlgalladii ay Gobolka Bari...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Puntland oo 6 maalin u qabatay Shaqaale ka tirsan Qaramada...

Garoowe (Halqaran.com) - Xafiiska Xeer ilaalinta Guud ee  Puntland ayaa muddo lix cisho ah u qabtay 14 qof oo u shaqeeya Qaramada Midoobey, kuwaas...
Ahmed Mohamed

Puntland iyo Jubbaland oo war ka soo saaray heshiiskii RW Rooble...

Garoowe (Halqaran.com) - Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland soo dhaweeyay heshiiskii ay xalay wada gaareen Midowga Musharraxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaare Maxamed...
Ahmed Mohamed

Garoowe: Booliska Puntland oo ka hortagay Gabar nolosha isku gubi rabtay

Garoowe (Halqaran.com) - Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal, ayaa shaaciyay in ay xalay ka hortageen dhacdo fuul-xun oo gabar dhallinyaro ah ku doonaysay inay isku...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Qodobbo ka soo baxay kulankii dhexmaray mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamuud Cabdinuur Aadan oo ay Wehliyaan dhigiisa Galmudug, Maamulada Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay...
Ahmed Mohamed

Puntland & Galmudug oo Shir ku saabsan Ammaanka ku yeeshay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ku qabsoomay shirkii 3-aad ee Iskaashiga Amniga, kaasoo ay shir guddoominayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed...