Puntland
Update: Kulamo xasaasi ah oo looga hadlayo khilaafka doorashada oo billaabanaya
Garoowe (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Xarunta Madaxtooyada Puntland uu ka bilaabanayo...
Puntland oo Shuruud adag ku xirtay inay sii deyso maxaabiis ku...
Garoowe (Halqaran.com) - Xidlhibaanno ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa dhawaan maamulka sare ee Puntland ka dalbaday inay ku soo wareejiyaan Maxaabiis Burcad badeednimo muddo...
Puntland oo shuruud ku xirtay baaq uga yimid Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya
Garoowe (Halqaran.com) - Xubnaha Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ugu baaqeen Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland inay ka laabtaan xubnaha guddiyada...
Update: Xiisad dagaal oo ka jirta deegaanno ka tirsan G/Sool iyo...
Boocame (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Boocame ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in ay ka jirto xiisad dagaal oo u...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ‘Karaash’ oo dib ugu noqday Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) – Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho ka...
Puntland & Jubbaland oo abaabulaya dagaallo lagu baajinayo doorashada Somaliya!
Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in isbahaysiga maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Soomaaliya ay ka caga jiidayaan ka qayb qaadashada doorashada...









