Puntland
Intee buu marayaa wada-hadallada laga dhex billaabay Deni iyo Karaash?
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo wareegtooyin magacaasi iyo xil ka qaadis isugu jiray soo saarayay dhawaanahaan ayaa...
Madaafiic lagu weeraray Saldhig ay ku sugan yihiin ciidamada Puntland
Boosaaso (Halqaran.com) - Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa subixii hore ee Axadda maanta waxaa ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Puntland ku...
Xilliga la qabanayo Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ee Puntland oo la...
Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa Maanta magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee...
Xal laga gaaray shaqaaqo khasaaro geystay oo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta xal kama dambeys ah looga garay shaqaaqooyinka sababay dhimasho...
Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 8 Rag ah
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Gobollada Mudug iyo Cayn ee Puntland ayaa ugu dambeyn maanta dil toogasho ah...
Puntland oo maanta 21 rag ah toogasho ku fulisay
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Axaddii Maanta waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku toogatay 18 qof oo dhawaan lagu xukumay dil, kaddib markii lagu...









