Puntland
Madaxweynaha Puntland oo loo doortay guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Urur Siyaasadeedka KAAH.
Urur Siyaasadeedka Puntland ee KAAH...
Madaxweynaha JF Somaliya oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii hore ee Puntland
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi...
Madaxweynayaasha Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo si weyn loogu soo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa Khamiista maanta ah si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
DAAWO VIDEO: Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay ujeedka Shirka Dhuusamareeb
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowladd goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdulaahi Dani ayaa faah faahin ka bixiyay shirka 9 Bishan oo ku beegan maalinta Khamiista...
Puntland, Galmudug leaders ink security cooperation deal in Galkayo
Puntland leader Saed Abdullahi Deni and his Galmudug counterpart Ahmed QoorQoor on Saturday signed security cooperation in Somali central town, Galkayo following two days...
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan fool-ka-fool ah ku yeeshay Gaalkacyo...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Gaalkacyo kulan fool ka fool ah ku yeeshay madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Siciid...









