Saturday, May 9, 2026
27.8 C
Mogadishu

Garoowe

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Garoowe (Ogow Ujeedka Safarkiisa +SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe...

Shir ku saabsan Xaaladda Amniga ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Arbacada maanta ah gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO + XASAASI: Maxaa la isku afgartay kulankii maanta dhexmaray madaxweynaha...

Garoowe (Halqaran.com) - Siciid Cabdullaahi Deni, madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa Axaddii maanta Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhoweeyey wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ergeyga...
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaanno si adag uga soo horjeestay go’aankii ka soo baxay Puntland...

Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib markii Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ay xirtay Xafiisyo kala duwan oo Xildhibaano ka soo jeeda Deeganada Puntland ay halkaasi ka...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Puntland oo ka hadashay Sababta ay u xirtay Weriye Tallman

Garoowe (Halqaran.com) - Xeer Ilaaliyaha Guud ee maamulka Puntland, Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa faah-faahin ka bixiyay xariga magaalada Garoowe loogu gaystay Axmed Sheekh...
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Safarka Madaxweynaha Puntland ee Kismaayo & Wararkii ugu dambeeyay...

Garoowe (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni uu diyaaraddii uu u raacay Magaalada Kismaayo...
Ahmed Mohamed

WAR CUSUB: Khilaaf adag oo ka taagan Badhan, Wasiirro ku sugan...

Badhan (Halqaran.com) - Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Badhan ayaa sheegay in buuq ay kataagan tahay dhismaha Golaha Deegaanka degmada Badhan ee Gobalka...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Puntland ay wado qorshe culus...

Garoowe (Halqaran.com) – Warar lagu kalsoonyahay oo ay helayso mareegta Halqaran.com ayaa sheegaya, in dowlad goboleedka Puntland ay waddo qorshe cusub oo ay dooneyso...