Garoowe
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Garoowe ku qaabilay Safiirka Finland ee...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Arbacadii maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya, Erik Lundberg iyo wafdi uu...
Madaxweynaha Puntland oo qanciyay Odayaasha gobolka Bari ee ku kacsanaa
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Jimcihii maanta Qado Sharaf ugu sameeyay deegaanka Jibigalle ee duleedka Garoowe, qaar...
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland oo maanta la doortay
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Khamiistii maanta waxa ay doorteen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland.
Doorasho qaadatay laba wareeg ayaa lagu doortay Gudoomiyaha...
DAAWO SAWIRRO: Sida guddoomiyihii baarlamaanka Puntland ‘Dhoobo Daareed’ loogu soo dhaweeyay...
Garoowe (Halqaran.com) - Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland, ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii gaaray Degmada Xiingalool ee Gobolka Sanaag, ka dib...
XASAASI + VIDEO: Xildhibaankii Su’aasha kululeed waydiiyay madaxweynaha Puntland oo wareysi...
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaankii dhowaan su’aalaha kululaa waydiiyay madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wareysi cusub oo dhinacyo badan taabaya bixiyay.
Xildhibaan Cawil...
James Swan: ”Xal halaga gaaro khilaafka DF Somaliya iyo maamul goboleedyada”
Garoowe (Halqaran.com) - Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan oo Axaddii maanta tagay magaalada Garoowe ayaa waxaa...









