Saturday, May 9, 2026
27.8 C
Mogadishu

Garoowe

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Garoowe (Ogow Ujeedka Safarkiisa +SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe...

Shir ku saabsan Xaaladda Amniga ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Arbacada maanta ah gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘DENI’ oo kulan muhiim ah la qaatay madaxda Ururrada...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Magaalada Garowe ee xarunta Puntland kulan kula qaatay Madaxda Ururada Siyaasadda...
Ahmed Mohamed

Update: Mid ka mid ah Wasiirada Puntland oo geeriyooday

Garoowe (Halqaran.com) - Wasiiru dowlihii Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland, Maxamed Xasan Ciise ayaa Subixii Sabtida maanta ah ku geeriyooday Isbitaalka Qaran oo ku yaallo...
Ahmed Mohamed

Laba sarkaal oo u xirnaa Puntland oo la sii daayay

Garoowe (Halqaran.com) – Dowadda Puntland ayaa waxaa ay Xabsiga ka sii deysay laba Sarkaal oo todobaadyadii la soo dhaafay u xirnaa, kuwaas oo kala...
Ahmed Mohamed

RW Kheyre, Laftagareen iyo Waare oo gaaray magaalada Garoowe +(SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe hadda Kusoo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha DF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,...
Ahmed Mohamed

Maxaa looga hadlay Shirkii maanta Golaha Wasiirrada ee Puntland +(Arrimo badan...

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Puntland oo ku qabsoomay aalada maqalka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ‘Karaash’ oo qaabilay wafdi ka socda hay’ado caalami...

Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, madaxwyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Global Education Partnership Mr. Morten...