Saturday, May 9, 2026
27.8 C
Mogadishu

Garoowe

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Garoowe (Ogow Ujeedka Safarkiisa +SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe...

Shir ku saabsan Xaaladda Amniga ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Arbacada maanta ah gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Update: Kulamo xasaasi ah oo looga hadlayo khilaafka doorashada oo billaabanaya

Garoowe (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Xarunta Madaxtooyada Puntland uu ka bilaabanayo...
Ahmed Mohamed

R/Wasaare ku-xigeenka dalka iyo Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe isku wareystay

Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa uu halkaasi...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe ku kulansiiyay Sheekh Shariif iyo Mahdi Guuleed

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa xalay Magaalada Garoowe ku kulansiiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda...

Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Shaqada & arrimaha bulshada Soomaaliya oo gaaray Garoowe, arrimo badanna...

Garoowe (Halqaran.com) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa Isniintii maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,...
Ahmed Mohamed

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCWarsame oo loogu soo dhaweeyay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland, ayaa sheegaya, in uu halkaasi gaaray hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur...