Garoowe
Madxweynaha Puntland ‘Deni’ oo maanta gaaray magaalada Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Talaadada maanta ah gaaray Magaalada Garoowe.
Mr...
Shir Amniga ku saabsan oo lagu qabtay Magaalada Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ee dowlad Goboleedka Puntland Xuseen Cali Maxamuud ayaa Khamiista maanta ah Shir Guddoomiyay Shirka Saraakiisha Amniga...
Axmed Karaash oo u jawaabay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa qoraal uu soo saaray kaga jawaabay warkii Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni...
Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyad oo ka...
Garoowe (Halqaran.com) – Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka XF Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe...
Garoowe: Booliska Puntland oo ka hortagay Gabar nolosha isku gubi rabtay
Garoowe (Halqaran.com) - Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal, ayaa shaaciyay in ay xalay ka hortageen dhacdo fuul-xun oo gabar dhallinyaro ah ku doonaysay inay isku...
Madaxweynaha Puntland oo Shir muhiim ah ka furay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Shirweynaha saddexaad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, oo ay soo qaban...









