Wednesday, May 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Galmudug

Galmudug oo soo bandhigtay ciidamo la dagaallamaya Al-Shabaab +SAWIRRO

Galmudug (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiista maanta ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Xasan ayaa ka soo ambabaxay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Taliyeyaasha Booliska Galmudug iyo Puntland oo si wadajir ah uga hadlay...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Talisyada Booliska ee Maamulada Galmudug iyo Puntland ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo ayaa faah-faahiyay hawlgalada ballaaran, ee weli ka soconaya Xarunta...
Ahmed Mohamed

Wasiir Fiqi oo ka badbaaday isku day la doonayay in lagu...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day dil oo Al-Shabaab ay la damacsanaayeen, kadib...
Ahmed Mohamed

Maamulka Galmudug oo la wareegay ciidamo iyo Gaadiid dagaal +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga gudaha Maamulka Galmudug ayaa Jimcaha maanta la wareegtey gadiid dagaal iyo Ciidankii saarnaa oo diyaar u ah sida ay...
Ahmed Mohamed

Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad oo lagula tacaalayo Covid-19 geysay Galmudug+(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah agab caafimaad geysay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, kadib markii diyaaraddii siday ay ka...
Ahmed Mohamed

Wasiir Fiqi oo Digniin adag u jeediyay ganacsatada Galmudug ee lacagta...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Galmudug ayaa digniin adag u jeediyay ganacsatada deegaanada maamulka, ee canshuurta siisa Ururka Al Shabaab, oo Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyaduba...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug oo xil muhiim ah looga magacaabay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya u magacowday Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo horay...