Wednesday, May 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Galmudug

Galmudug oo soo bandhigtay ciidamo la dagaallamaya Al-Shabaab +SAWIRRO

Galmudug (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiista maanta ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Xasan ayaa ka soo ambabaxay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maamulka Galmudug oo Tababar u furtay Ciidamo Cusub

Gelinsoor (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga gudaha ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa tababar u furay askar ka mid noqoneyso Ciidamada Daraawiishta Galmudug, kuwaas...
Editor

Puntland, Galmudug leaders ink security cooperation deal in Galkayo

Puntland leader Saed Abdullahi Deni and his Galmudug counterpart Ahmed QoorQoor on Saturday signed security cooperation in Somali central town, Galkayo following two days...
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan fool-ka-fool ah ku yeeshay Gaalkacyo...

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Gaalkacyo kulan fool ka fool ah ku yeeshay madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Siciid...
Ahmed Mohamed

Galmudug oo hay’adaha Amniga ka howlgelineysa Deg. Bacaadweyne

Bacaadweyne (Halqaran.com) - Wasiirka amniga gudaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa Talaadadii maanta booqday saldhiga ciidanka Booliska Degmada Baacadweyne ee Gobolka Mudug. Mr....
Ahmed Mohamed

Wasiir Fiqi oo booqday taliska ciidanka badda Galmudug, ballan-qaadna sameeyay +(SAWIRRO)

Hobyo (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Gudaha ee Dawalad Goboleedka Galmudug, Mudane  Axmed Macalin  Fiqi ayaa Jimcihii maanta booqday taliska Ciidamada Badda ee Booliska Galmudug (...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii ay Gaalkacyo ku yeesheen Madaxweynaha Galmudug...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....