Galmudug
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa shir khadka internetka ah la qaatay danjirayaasha beesha caalamka oo ay ka...
DF Somaliya oo agab caafimaad oo looga hortagayo Cudurka Coronavirus geysay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka socota xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo xubno ka tirsan guddiga qaran ee ka hortagga Cudurka Coronavirus (COVID-19) ayaa Khamiistii maanta...
Madaxweynaha Puntland: ”Faragelinta lagu hayo maamulka Galmudug halaga daayo”
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Dowladda Federaalka ugu yeeray inay joojiso fara-gelin uu sheegay inay ku hayso dhismaha maamulka cusub ee Galmudug.
Siciid...
SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka Xildhibaanada labada aqal ee maanta gaaray...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.
Xildhibaanadan oo ka amba...
XOG: Maxaa ka soo baxay Kulankii dhexmaray Madaxweyne Xaaf iyo guddiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa galabta kulan kula qaatay magaaladda Muqdisho madaxweynaha Galmudug...
Dhuusamareeb: Khamri tira badan iyo dadkii ka ganacsanayay oo gacanta lagu...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska degmadaasi ay fuliyeen howlgal lagu...









