Wednesday, May 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Galmudug

Galmudug oo soo bandhigtay ciidamo la dagaallamaya Al-Shabaab +SAWIRRO

Galmudug (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiista maanta ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Xasan ayaa ka soo ambabaxay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay Shirkii Amniga Gaalkacyo ee u dhaxeeyay Puntland...

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta magaalada Gaalkacyo kulan heer sare ah ku yeeshay laba wafdi oo ay kala hoggaaminayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug...
Editor

Galmudug embarks on establishment of local district council

Galmudug regional state authorities have announced plans to start the establishment of local district council in its administration. The minister for interior, federal affairs and...
Ahmed Mohamed

Qoorqoor oo kulan mahadcelin ah la qaatay Xildhibaannada Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xarunta Madaxtooyada Afur sharfeed ugu sameeyay Xildhibaannada Galmudug. Waxaa goobjoog ahaa kulankaasi, madaxweyne...
Ahmed Mohamed

Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ka soo kala jeeda Puntland iyo...

Mudug (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya maanta halkaasi inuu ka dhacay dagaal Khasaare gaystay oo u dhaxeeyay...
Ahmed Mohamed

Ciidamada Puntland oo gacanta ku soo dhigay gaari laga dhacay Galmudug

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa shaaciyay in ay gacanta ku soo dhigeen gaari nooca loo yaqaan Probox, oo todobaad...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wasiir ku-xigeenno & wasiir dowlayaal

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxwenaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo dhammeytiray golihiisa wasiirrada ee ka harsanaa maamulkiisa. Qoorqoor ayaa magacaabay 11...